BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Hassan Rouhani oo sheegay in ay tahay in dagaalku uu dhaafo iska caabin
Iran ayaa horey u sheegtay in Marinka Hormuz ay furi doonto haddii Mareykanku aqbalo qorshahood
Agaasimaha Guud ee BBC: Qaar ka mid ah kanaallada BBC iyo idaacadaha ayaa laga yaabaa in la xidho
Qaar ka mid ah kanaallada BBC iyo idaacadaha ayaa laga yaabaa in la xidho. Sababo la xidhiidha isbeddelka warbaahinta
"Waxaan u haystay inay i dilayaan"; Sheekada naxdinta leh ee dadka isticmaala AI
"Waxaan kuu sheegayaa, haddii aadan hadda wax tallaabo ah qaadin, way ku dili doonaan. Waxayna u ekeysiin doonaan geeridaada mid u muuqata is-dil," ayay tiri haweeney codkeeda laga maqlayay taleefanka.
Maxay tahay sababta xulka England aanay badanaa uga guulaysan waddammada waaweyn?
Maanta, marka ay xulka England ay garoonka Wembley kula kulmaan xulka qaranka Spain, kulanka furitaanka ee koobka loo yaqaan Nations League, taageerayaasha xulkan lagu naanayso Saddexda Libaax, waxaa ay ka sii wewerayaan inay dib ugu soo laabato xusuus guuldarro ah oo ay marar badan la kulmeen.
Cuntooyinka ay tahay inaad kaydsato marka dhibaato dhacdo
Sababo kala duwan ayaa naga qasbi kara inaan kaydino cuntooyinka aasaasiga ah si aan wax uga qabanno xaaladaha degdegga ah ee iman kara.
Xog caafimaad iyo mid shaqsiyeed oo xasaasi ah oo laga xaday FBI-da Mareykanka
BBC News ayaa aragtay tusaalooyin ka mid ah baaritaanno caafimaad oo loogu talagalay in lagu qiimeeyo in shaqaaluhu u qalmaan shaqada.
Maxay TikTok u bixinaysaa 100 milyan oo doollar, yaase lacagta la siinayaa?
TikTok waxay wax ka beddeshay qaabka lahaanshaha ganacsigeeda, iyadoo koox cusub oo maalgashadayaal ah ay la wareegtay
Arooskii la yaabka lahaa: 1,000 neef oo la qalay arooska wiilasha kaaba qabiilka
Sababo la xiriira tirooyin is-khilaafsan oo ka imaanaya ilo kala duwan, way adag tahay in la ogaado tirada rasmiga ah ee xoolaha lagu qalay xafladda, balse waxaa hubaal ah in munaasabaddan lagu qabtay xaflad aad u ballaaran oo aan caadi ahayn.
Puntland oo faahfaahin ka bixisay howlgalka lagu dilay burcad-badeed laguna soo furtay markab
Hay'adda UK Maritime Trade Operations, UKMTO, ayaa sheegtay in markabka la afduubtay 20-kii Agoosto 2026, isagoo marayay meel qiyaastii 136 mayl-badeed dhanka bari ka xigta magaalada Al Mukalla ee Yemen.
Muftiga Sacuudiga oo soo saaray fatwo ku saabsan dagaalka dowladdiisu kula jirto Xuutiyiinta Yemen
Wuxuu ugu baaqay inay safafkooda mideeyaan, is-kaashadaan, isla markaana ay hal mowqif yeeshaan, sida uu hadalka u dhigay.
Ninka ugu qanisan Afrika oo qaadaya tallaabo muhiim u ah Itoobiya iyo Jabuuti
Dalalkaan ayaa ammaanay tallaabadan oo ay u arkaan mid wax weyn u soo kordhin doonta.
Lixda qodob ee ugu waaweynaa khudbaddii uu madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyey QM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ugu weyn tahay xaaladda Soomaaliya. Wuxuu kaloo khudbadiisa ku soo qaaday arrimaha caalamka ka taagan, saamaynta ay ku yeesheen Soomaaliya, iyo caqabadda haysata dalkiisa,
Muuqaalo gaagaaban
Qalabkan kuma ciyaari kartid maqalka iyo muuqaalka
Dhammaadka Muuqaalo gaagaaban
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxay horumarka degdegga ah iyo awoodda militari ee sii kordhaysa ee Xuutiyiintu "madax-xanuun" ugu tahay Sucuudiga?
Muddo dhowr maalmood gudahood ah horraantii Septembar, dadaalladii militari, diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ee Sucuudigu muddo ka badan toban sano ka waday Yemen ayaa u muuqday inay burburayaan.
Xaggee ayay ku dambeeyeen saaxiibbadii halganka ee madaxweynaha Eritrea uu 25 sano xabsiga ku hayay? Muxuuse ahaa dalabkoodu?
Maxay ahayd dalabkii ay soo jeediyeen saraakiisha loo yaqaan Kooxda 15-ka (G15)? Maxay ka yiraahdeen saaxiibbadii Madaxweyne Isaias ee halganka ee muddo rubuc qarni ah aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin?
Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Muxuu yahay heshiiska shidaal ee dhexmaray Taliban iyo shirkad Sacuudi ah?
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sacuudi Carabiya oo la yiraahdo Delta International, kaas oo ku saabsan sahaminta iyo soo saarista saliidda iyo gaaska laga helo goobta Kashk-Tirpul.
Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo Teknolojiyadda.
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 25 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

